Dhiig shubistu waxay hoos u dhigtaa khatarta uu qofku ku qaadi karo xanuunka cancer-ka.
Dhiig shubistu waxay kor uqaadaa sameysanka dhiig cusub iyo inay jirka soo galaan unugyo cusub oo dhiig ah.
Dhiig shubistu waxay ilaalisaa caafimaad qabka beerka.
Dhiig shubistu waxay yareysaa miisaanka, waxayna hoos udhigtaa xanuunnadii ka dhalan lahaa cayilka iyo miisaan kororka.
Waxay sidoo qayb laxaad leh ka qaadataa caafimaad qabka maskaxda.
Si aad uga mid noqotid dhiig Liiska bixiyeyaasha, Fadlan guji (Riix) Button-ka ay ku qorantahay Noqo
Dhiig Bixiye Cusub kadibna buuxi Form-ka hoose:
Adigoo hubinaya inaad si sax ah u buuxisid xogta lagaaga baahanyahay sida:
Magacaaga oo Saddexan
Nooca Dhiiggaaga
Telephone Numberkaaga.
Magaalada aad ku sugantahay
Sidoo kale dooro Goobta Caafimaad ee aad doonaysid in ay kula soo xiriirto.